(Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeeray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Madaxtooyada Galmudug loo dhisaayo oo heer gaba-gaba ah maraya. Mashruucan oo uu madaxweynaha dhagax dhigay horraantii sanadkan ayaa waxaa maalgelintiisa iska kaashanaya Dowladda Galmudug iyo Santuuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF). Madaxweynaha Kuxigeenka dowladda Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha oo uu kormeerkan ku wehlinayey … Continue reading (Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow